Daah-furka Xarunta waxaa Goob joog ka ahaa Xisaabiyahaa Guud ee Jubaland 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲: 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗰𝗮𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻, Agaasimaha Dakhliga 𝗦𝗮𝗸𝗮𝗿𝗶𝘆𝗲 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗖𝗮𝗹𝗶, Howl wadeenada Wasaaradda iyo sidoo kale kuwa howl wadeenada Waaxda Dakhliga oo Xarunta ku sugnaa.
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,