Ministry of Finance

Connect with us on Social Media

JSS_MoF_logo
JSS_MoF_logo

Jubbaland State of Somalia

Ministry of Finance & Economic Development

LEGISLATION

EXPENDITURE

EMPLOYMENT

PROCUREMENT

Ahmed Abdirisak (Handal) Minister Of Finance & Economic Development Of Jubbaland State Somalia.

Who We Are

About Us

OUR MANDATE

The Ministry of Finance, acting under the authority of the Jubbaland State of Somalia (Council of Ministers), is responsible for the overall financial management of the Jubbaland State of Somalia Budget and other financial affairs and for the budgets under the responsibility of the regions, which together form the Jubbaland State of Somalia Consolidated Budget.

OVER

0
Projects Completed

OVER

0
Staff Hired

OVER

0
Trainings & Workshops Organized

Social Media posts

Cover for Wasaaradda Maaliyadda Jubaland
2,126
Wasaaradda Maaliyadda Jubaland

Wasaaradda Maaliyadda Jubaland

Ministry of Finance-Jubbaland

Muqdisho, Febraayo 18, 2024 – Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland Mudane: Axmed Cabdirisaaq Maxamed – Handal, ayaa maanta ka qeyb galay shirka 21aad ee Madasha Wasiirada Maaliyadda Heer Federaal iyo DXFDFS iyo MGB oo maalintiisa labaad lagu soo gebo-gebeeyay magaalada Muqdisho, Waxaana looga hadlayay arrimaha hortabinta u leh Maamulka Maaliyadda Dalka.Shirka Madasha Wasiirada Maaliyadda iyo MGB ayaa waxaa ka soo qeybgalay Wasiirada Maaliyadda DFS, Jubaland, Galmudug, Koonfur Galbeed, Guddoomiye Ku-xigeenka Maamulka & Maaliyadda Gobolka Banaadir, Agaasimeyaal Guud iyo xubno ka mid ah Guddiga Farsamada.Wasiirada DXDFS iyo MGB ayaa bogaadiyay dadaallada DFS ay ugu jirto hagaajinta hannaanka maaliyadda Dalka, waxa ayna ku baaqeen in la sii wado kulamada Wasiirrada Maaliyadda iyo MGB, iyo kulamada kale ee heer farsamo, isla markaana si wadajir ah loo fuliyo heshiisyada maaliyadda si dalka horumar dhaqaale u gaaro una xoojiyo xiriirka hay'adaha maaliyadeed ee caalamka.Shirka inta uu socday waxaa diiradda lagu saaray qodobada hoos ku xusan:1. Sharciga Canshuurta Dakhliga.2. Mideynta Tirsiga Aqoonsiga Canshuurbixiyaha (TAC - TIN).3. Mashruuca kobcinta Maamulka Kheyraadka Dadweynaha - SERP.4. Is qiimeynta DXDFS iyo MGB ee ku salaysan wadaagga deeqaha�(Kabka Miisaaniyadda).5. In Dowladdaha hoose laga geyb galiyo Federaaleynta Maaliyadda Dalka.Ugu dambayn, Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda DFS ayaa Kulanka warbixin ka siiyey Arrimahii dayn cafinta iyo dadaalkii ballaadhnaa ee la soo galiyay laguna hantay guushii dhammaystirka barnaamijka dayn cafinta Soomaaliya. Wasiirka ayaa sidoo kale warbixin guud ka siiyey Kulanka Barnaamijka cusub ee Hay'adda lacagta Addunka (IMF) lala galay iyo sidii loogu diyaar garoobi lahaa Qorshaha Cusub ee Horumarinta Dhaqaalaha ee dayn-cafinta kadib.Gabagabada Kulanka waxa hoosta laga xariiqay in mudnaan wayn la siiyo kobcinta dakhliga, maaraynta kharashaadka iyo sidii loo wajahi lahaa culaysyada dhaqaale ee iman kara.Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,Facebook: www.facebook.com/mofjubalandTwitter: twitter.com/mofjubalandJubbalandmof.so ... See MoreSee Less
View on Facebook