Ministry of Finance

Connect with us on Social Media

JSS_MoF_logo
JSS_MoF_logo
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲: 𝗔𝘅𝗺𝗲𝗱 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗶𝘀𝗮𝗮𝗾 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 – 𝗛𝗮𝗻𝗱𝗮𝗹 ayaa maanta Daah-furay dhisme cusub oo ay ku shaqeyn doonto Waaxda Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Jubaland.
Daah-furka Xarunta waxaa Goob joog ka ahaa Xisaabiyahaa Guud ee Jubaland 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲: 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗰𝗮𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻, Agaasimaha Dakhliga 𝗦𝗮𝗸𝗮𝗿𝗶𝘆𝗲 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗖𝗮𝗹𝗶, Howl wadeenada Wasaaradda iyo sidoo kale kuwa howl wadeenada Waaxda Dakhliga oo Xarunta ku sugnaa.
 
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,