Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Jubaland Mudane: Noor Omar Shalle ayaa maanta furay Shirka Dabagalka hanti dhowrka Guud ee jubbaland kaas lagu samayndoono wasaarada maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jubbaland oo mudo kasocondoon Wasaaarada.