The internet makes it easy to find guidance, news, research, and practical advice within seconds. It also makes it easy to encounter material that is incomplete, outdated, misleading, or presented without sufficient evidence. Evaluating a website does not require specialist training, but it does require a few deliberate checks. Looking beyond a polished design can […]
Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲: 𝗔𝘅𝗺𝗲𝗱 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗿𝗶𝘀𝗮𝗮𝗾 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 – 𝗛𝗮𝗻𝗱𝗮𝗹 ayaa maanta Daah-furay dhisme cusub oo ay ku shaqeyn doonto Waaxda Dakhliga ee Wasaaradda Maaliyadda Jubaland.Daah-furka Xarunta waxaa Goob joog ka ahaa Xisaabiyahaa Guud ee Jubaland 𝗠𝘂𝗱𝗮𝗻𝗲: 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶𝗰𝗮𝘀𝗶𝗶𝘀 𝗠𝗮𝘅𝗮𝗺𝗲𝗱 𝗫𝗮𝘀𝗮𝗻, Agaasimaha Dakhliga 𝗦𝗮𝗸𝗮𝗿𝗶𝘆𝗲 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 𝗖𝗮𝗹𝗶, Howl wadeenada Wasaaradda iyo sidoo kale […]
Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland Mudane: 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane: 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗖𝘂𝗺𝗮𝗿 𝗦𝗵𝗮𝗹𝗹𝗲 ayaan Howl wadeenada Wasaaradda La qaatay kulan is barasho iyo xog-waran ah kaas oo ay kasoo qayb galeen Dhammaan Howl wadeenada Wasaaradda.Kulanka waxaa soo xaadiray Agaasime Waaxeedyada iyo howl wadeenada wasaaradda.Is barasho […]
Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Jubaland Mudane: Noor Omar Shalle ayaa maanta furay Shirka Dabagalka hanti dhowrka Guud ee jubbaland kaas lagu samayndoono wasaarada maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jubbaland oo mudo kasocondoon Wasaaarada.