Ministry of Finance

Connect with us on Social Media

JSS_MoF_logo
JSS_MoF_logo

Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud ee wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha jubbaland oo kulan isbarasho la qaatay shaqaalaha wasaarada

Wasiir ku xigeenka wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta Dhaqaalaha Dowladda Jubaland Mudane: 𝗠𝗮𝗵𝗮𝗱 𝗦𝗵𝗲𝗲𝗸𝗵 𝗖𝗮𝗯𝗱𝗶 iyo Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Mudane: 𝗡𝘂𝘂𝗿 𝗖𝘂𝗺𝗮𝗿 𝗦𝗵𝗮𝗹𝗹𝗲 ayaan Howl wadeenada Wasaaradda La qaatay kulan is barasho iyo xog-waran ah kaas oo ay kasoo qayb galeen Dhammaan Howl wadeenada Wasaaradda.
Kulanka waxaa soo xaadiray Agaasime Waaxeedyada iyo howl wadeenada wasaaradda.
Is barasho iyo xog waran kadib Wasiir ku xigeenka iyo Agaasimaha Guud ayaa kula dar daarmay Howl wadeenada in ay si Dhab ah ugu adeegaan Dadkooda.
 
 
 
Wixii faahfaahin ah, fadlan kala xiriir;
Xafiiska Warfaafinta & Xiriirka Warbaahinta,
 
 
 
 
 
 
Previous Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Jubaland oo furay shirka dabagal maaliyada ee sanadka 2023

Leave Your Comment