Ministry of Finance

Connect with us on Social Media

JSS_MoF_logo
JSS_MoF_logo

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Jubaland oo furay shirka dabagal maaliyada ee sanadka 2023

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Maaliyadda iyo Horumarinta dhaqaalaha Dowladda Jubaland Mudane: Noor Omar Shalle ayaa maanta furay Shirka Dabagalka hanti dhowrka Guud ee jubbaland kaas lagu samayndoono wasaarada maaliyada iyo Horumarinta Dhaqaalaha Jubbaland oo mudo kasocondoon Wasaaarada.

 

 

Leave Your Comment